Minxo caafimaad (Medicine Scholarship)

Minxo caafimaad (Medicine Scholarship)
24 Mar 2025 Istanbul Atlas University 8:20 AM

Ma doonaysaa inaad kulliyadda caafimaadka ku diyaariso dalka Turkiga, hadaba fursad muhiim ah ayaan kuu haynaa.

Shirkadda Getuni waxa ay jamacadda Istanbul Atlas University ka haysaa 100% minxo oo kulliyadda caafimaadka ah kuna baxayso luuqadda Af-ingiirisiga.

Intii aad sanad kasta bixin lahayd lacag ka badan 22000 USD kaalay ku dhigo jamacadda Atlas University qiimo jaban.

Minxadu waa 6 sano oo jamacadda ah iyo hal sano oo luuqadda Af-ingiriisiga ah, waxaana la iibinaa qiimo macquul ah haddii aad danaynayso fadlan nagala soo xiriir:

Soomaaliya: 0613363603
Turkiga: +905059216115, +905059086115

Kaliya 3 boos ayaa banaan yaan lagaa buuxin

Related News