Minxo Turkiga (Turkish Scholarship)

Ma doonaysaa inaad wax ku barato dalka Turkiga, waxaan kuu haynaa minxo iib ah oo halkii aad sanad sanad lacag u shubi lahayd aad halmar iibsan karto. Kulliyad kasta oo aad u baahan tahay waan kuu heli karnaa weliba jamacado kala duwan.
Halkii aad sanadkii 3000-10.000 USD qiimo u dhexeeyo dhiibi lahayd ka faa’iideyso fursadda Getuni o oku dhigo lacag aad u yar jamacadaha khaaska Turkiga weliba Af-ingiriisi.
Haddii aad u baahan tahay fursaddaan fadlan nagala soo xiriir:
Soomaaliya: 0613363603
Turkiga: +905059216115, +905059086115
Kaliya 3 boos ayaa banaan yaan lagaa buuxin.